Slide 1

Slide 1 text

BARASHADA SAMAFALKA Macallin C/raxmaan Ibrahim Cilmi (Macallin Kobac)

Slide 2

Slide 2 text

No content

Slide 3

Slide 3 text

No content

Slide 4

Slide 4 text

Jamhuuriya Jaamicadda Jiilka Cusub

Slide 5

Slide 5 text

Diyaariyey Macalim Kobac Barashada Samafalka Saameynta uu sama-falku ku yaalan karo nafteenna & bulshadeenna"

Slide 6

Slide 6 text

Taariikh Nololeedka Macalim Kobac • 1963 Muqdisho. • 1987 Kuliyada Lafoole ( Agr, Bio) • 2011 MBA ( Open University Malaysia) Khibrada • 30 Sanno Maamul Waxbarasho • 20 Sanno Suuqgeyn ( Hormuud iyo Natiolink) • 7 Sanno Maamul Shaqaale ( Salaam Somali Bank ) • 30 sanno khibrad qoys . Shaqada. • G/xigeenka Hormuud Foundatuion • G/xigeenka Mu’sasada Imaam Shaafici • Maamulka Kobac la-talinta , tababarida iyo Wacyigelinta

Slide 7

Slide 7 text

Ujeedada Gaarka ah 1. In la fahmo Samafalka & Muhiimadiisa 2. In la garto Ujeedada Samafalka 3. Waxyaabaha Hortaagan Samafalka 4. Doorka Tacliinta ay ku leedahay ka shaqeysiinta Samafalka. Ujeedada Guud ee Tababarka In Aqoont loo yeesho Wanaaga Samafalka

Slide 8

Slide 8 text

Fahamka iyo Muhiimada Shaqada Tabarucida 1. Fahamka Shaqada Tabaruca ( Samafalka) 2. Astaamaha Shaqada Tabarucida 3. Muhiimida Shaqada Tabaruca

Slide 9

Slide 9 text

Horudhac  Shaqada Iskaa-waxuqabso(Tabaruca )waxay manta noqotay shaqo lagu gudbin karo aqoon lagana heli karo khibrad .  Aqoonta Shaqada Tabaruca waa aqoon ka mid ah aqoonta bulashada hormarsan oo ay kor ugu qaadaan Qayimka , Mabaadi’da , Akhlaaqda , Anshaxa .  Shaqada Tabaruca waxay dhiirigelisaa in lala degdego oo la bilaabo Shaqo wanaagsan oo Faa’iido u leh dadka kale.  Shaqada Tabaruca waxay buuxisaa baahi badan oo ka dhex Jirta bulshada oo ay dawladi buuxin Karin , arkina Karin .

Slide 10

Slide 10 text

Horudhac  Shaqada Samafalnimada waa soo jireen ah oo soo socotay inta uu aadanaha soo jiray, waxaa dadka ku kalifa wax ay aaminsan yihiin ,  Xiliyada uu dhibabka dhaco waa xilliga loogu baahan badan yahay in la helo bulsho iskeed wax isugu qabato.

Slide 11

Slide 11 text

• Waa Maxay Shaqada Samafalka ( - Tabaruca ) /

Slide 12

Slide 12 text

1- Fahamka Shaqada Iskaa-waxuqabso ( Tabaruca)  Tabaruc waa shaqo ruuxa uu qabto isgoo la qasbin.  Waa dadaal ruuxa rabitaangiisa uu ku bixinayo bulshada darteed si uu u gaaro himalooyin bainiaadinimo isagoo ka sugeyn in uu ka helo Maal ama wax u khalma. Qeexid kale

Slide 13

Slide 13 text

Sidauu ISALAAMKA u arko Waa rabitaan lagu gaarayo ABAALMARINTA ALLE ,waa GO’AAN shaqsi ah uu ruux ku bixiyo dadaalkiisa , maalkiisa ama fikradiisa si uu u xaqiijiyo HIMILO gaar ah ee uu bulshada ugu ADEEGAYO.

Slide 14

Slide 14 text

• Sidee u fahamsan tahay Tabarucaha ( Samafalaha ) \\

Slide 15

Slide 15 text

2- Fahamka ( Samafalaha) Tabarucaha  Waa ruux leh Xirfad iyo Khibrad uu isticmaalo si uu u guto waajibaad bulsho si RABITAAN ah kana sugeyn in uu ku helo maal ama wax u dhigma.  Waa wadani wanaagsan aaminsana in uu ka qeyb galo shaqooyinka tabarucaada bulshada loo qabto si loo xaqiijinayo in la gaaro danta guud ,iskuna waajibiya in uu kaga qeyb galo sida ugu wanaagsan. Fahamk kale ???

Slide 16

Slide 16 text

No content

Slide 17

Slide 17 text

No content

Slide 18

Slide 18 text

No content

Slide 19

Slide 19 text

No content

Slide 20

Slide 20 text

3- Astaamaha ( Samafalida )Tabarucida  Waa dadaal iyo shaqo uu isku waajib yeelayo ruuxa Tabarucaha.  Waa shaqo aan lagu heleyn Maal ama wax u dhigma.  Ujeedada dambe ee laga leeyahay waa in lagu hagaajiyo nolosha qeybaha bulshada.  In ay buuxshaan baahiyada adeeg ee bulshada aan u muuqan hay’adaha ama Dawlada  Waa shaqo laga qabanayo dhinacayada kala duwan ee nolosha.  Waa muuqaal bulshadeed oo caafimaad qab ah oo xaqiijiyey isku xirnaan iyo walaaltinimo dhexdooda ah , sidii uu ku sifeeyey Nabiga ( NXK) ( Muslimka ,Muslimka kale waa sida jirka oo kale ( ملسملا ملسملل دسجلاك دحاولا )  Waa shaqo aadan shaqaale ahayn , taas oo ah in aadan helayn xaquuq sida mushaar, fasax, hawlgab , iwm)

Slide 21

Slide 21 text

 Waxa uu ku tiirsan yahay iskaashi bulshadeed iyo fahamka baahida bulshada.  Waxa uu ku tiirsan yahay xirafad iyo khibrad uu leeyahay Tabarucaha oo lagu daro :  Ka qeyb qaadasho sidii loo dhamaystiri lahaa baahiyada bulshada.  In qabiilka laga fogaado .  Xisaabaadka aan la sahlan.  Sinaan  Horuminta qofka iyo dareen lahaansho.  Ka qeyb qaadasho u shaqaynta aadanaha

Slide 22

Slide 22 text

Astaamaha Samafalida Faham kale

Slide 23

Slide 23 text

No content

Slide 24

Slide 24 text

• Tabaruca ( Samafalka) Muhiim miyaa

Slide 25

Slide 25 text

Muhiimada Shaqada Iskaa-wax u qabso ( Tabarucaada) Waxay saameyn ku yeelataa Nafsadaada iyo Bulshada . Waxay door ka ciyaartaa Dhisida iyo Hormarinta Bulshada sida :  Dhalinyarada waxay ku abuurtaa dareen ah in ay bulshada ka tirsan yihiin , waxay qaataan mas’uuliyada ka qeyb qaadashada sidii loo dabooli lahaa baahiyhada bulshada si wadajir ah.  Waxaa lagu fahmaa Horumarinta Danta guud.  Waxaa laga faa’iideystaa Awooda dadka tayada leh iyo kuwa tababaran si ay uga adeegaan bulshada.

Slide 26

Slide 26 text

Waxaa lagu soo jiidaa Tabarucayaal si loo tababaro loona diyaariyo si ay uga qeyb qaataan howlaha horumarinta bulshada ( Wadanka) Ku dhiirigalinta dhalinyarada in ay is- xakameeyaan si ay u baxshaan Adeeg bulsho aysan ku heleen Maal ama wax u dhigma. Muujinta macnaha midnimada iyo iskhaashiga iyo hirgelinta Mabda’ jirtaanka hal kaliya ( Jir kalaiya)

Slide 27

Slide 27 text

Qeybta 2aad Ujeedada Shaqada Tabaruca iyo Meesha uu ka joogo Islaamka.

Slide 28

Slide 28 text

1- Mudnaanta Shaqada Tabaruca. 2- Ujeedada Shaqada Tabaruca. 3- Sharuuda Shaqada Tabaruca 4- BooskaIslaamka uuka joogoshaqada Tabaruca

Slide 29

Slide 29 text

1- Mudnaanta Shaqada Tabaruca Mudnaanta Shaqada Tabaruca A- Xulo Mudnaanta Horumarinta ) ةيمنتلا تايولوا ديدحت ( Selecta development priorities B- Hoos udhiga Qiimaha Waxsoosaarka جاتنالا ةفلكت ضيفخت Reduce the cost of production C- Shaqada in la qaban karo دئاوفلا قيقحت Achieving benefits D- Horumarinta Kartida تاردقلا ةيمنت Capacity development

Slide 30

Slide 30 text

Mudnaanta Shaqada Tabaruca 1- Xullo Mudnaanta Horumarinta - Baahida aad daboolaysid - Cida aad kaalmeynaysid - Goobta aad ka shaqaynasid 2- Hoos u dhiga qiimaha wax-soosaarka - Qarashka ku baxayo qabashada adeega in uu aad u yar yahay

Slide 31

Slide 31 text

3- Shaqaada in ay qabsoonto -Yaraynta qarashka waxa uu suurtagaliyaa in bulshada la kaalmeeyo , dada badana aya ka faa’iideystaan. - In mashruuca aad u hesho samafalayaal 4- Horumarinta kartida - Shaqada Tabaruca waxay dhistaa kartida iyo xirfada ruuxa ka shaqaynayo waxay siisaa fursad uu ka qeyb galayo Xulida MUDNAANTA iyo Go’aan qaadashada. - Waxa lagu helaa Kalsooni iyo laga faa’iideysto khibradaha dad kale ama urare kale

Slide 32

Slide 32 text

2- Ujeedada Shaqada Tabaruca Ujeedada waxay ku salaysan tahay baahida uu rabo in uu ka daboolo bulshada . 1- Baahida in bulshada laga mid noqdo lalana wadaago danta guud. 2- Abuurida saaxiibtinimo iyo xiriir wanaagsan ee u dhaxeeyo bulshada. 3- Is-hormarin. 4- Buuxint baahi shaqaale. 5- Is-fahamka xubnaha iyo gaarida Ujeedada. 6- Horumarinta ka qeyb-galka iyo ka hortagida si- xun u fikirka iyo kala duwanaanta.

Slide 33

Slide 33 text

7- Kobcinta Horumarka iyo kabashada horumar la’aanta. 8- Xakamaynta iyo yaraynta Mashaailada bulshada. 9- kor u qaadida wacyiga iyo qiimaha shaqada tabaruca. 10- Dhisida iyo horumarinta kartida iyo xirfada Tabarucaha. 11- soo bandhigida xeelada shaqo gelinta shaqada tabaruca.

Slide 34

Slide 34 text

3- Sharuuda Shaqada Tabaruca 1. Dadaal , Danqasho , Naftii-hure iyo Mas’uuliyad qaadasho. 2. in uu ku socdo Mabaadi’da iyo Ujeedada shaqada tabaruca. 3. Ogalaanshaha toosinta iyo xisaabtanka – kuna xadgudbin dhinac kale. 4. Ku kalsoonaanta ururka tabaruca iyo dulqaadashada mashaakilada iyo iscafin. 5. Isticmaalka kartida si waafaqsan ujeedada 6. Qorshe hawleed iyo miisaaniyada lagu fulinayo 7. Samee qorshe tababar , shirara iyo warbixin joogto ah

Slide 35

Slide 35 text

8- Wadajirnimo iyo ka fogaanshaha kalinimo iyo islaweyni 9- aqoonta qawaaniinta shaqada iyo xeerarka ururka. 10- ka qeyb galka kulmada joogta ah 11-in uusan ku lug lahayn ururo kale ama siyaasad aan u adeegeyn shaqada tabaruca.

Slide 36

Slide 36 text

Aasaaska iyo Mabaadi’da Shaqada Tabaruca 1- Dhowrida balamada iyo shaqada iyo Ixtiraamka nidaamka. 2- Shaqada tabaruca waa shaqo hal-abuur . 3- Cadaynta ujeedada shaqada tabaruca si looga wada qeyb qaato in la gaaro looguna sugnaado in la sii wado.

Slide 37

Slide 37 text

•Waa kuma Samo- falaha Wax ku oolka ah ?

Slide 38

Slide 38 text

No content

Slide 39

Slide 39 text

4-Booska Islaamka uu ka joogo shaqada Tabaruca  لوقي زع لجو : ﴿ اوُن َ واَعَت َ و ىَلَع ِّ رِبْلا َِّ و ِّ ى َ وْقَّتلا ِّ ۖ َِّ ل َ و اوُن َ واَعَت ىَلَع ِِّمْثِ ْ لْا ِّ ُعْلا َ و ِِّنا َ وْد ِّ ۖ  اَم َ و ْاوُلَعْفَت ْنِم رْيَخ َلْعَي ُُْم ُ ّ للا ِّ ۖ  َِّكَنوُلَأْسَي اَذاَم َِّنوُقِفْنُي ِّ ْلُق اَم ِّ ْمُتْقَفْنَأ ِّْنِم ِّ رْيَخ ِِّنْيَدِلا َ وْلِلَف َِّرْقَ ْ لْا َ و َِّنيِب ىَماَتَيْلا َ و ِِّنيِكاَسَمْلا َ و ِِّنْبا َ و ِِّليِبَّسلا اَم َ و اوُلَعْفَت ِّْنِم ِّ رْيَخ َِّّنِإَف ِّ َ َّ اللّ ِّ ِهِب ِّ ميِلَع  ِّ موُلْعَمِّ ٌّقَحِّْمِهِلا َ وْمَأِّيِفِّ َنيِذَّلا َ و ( 24 ) ِِّموُر ْحَمْلا َ وِِّلِئاَّسلِل ( 25 )  ( ِِّموُر ْحَمْلا َ وِِّلِئاَّسلِلِّ ٌّقَحِّْمِهِلا َ وْمَأِّيِف َ و )

Slide 40

Slide 40 text

No content

Slide 41

Slide 41 text

ِّ ُهْنَعِّاللَِّّي ِضَرَِّرَمُعِِّنبِّاللِِّّدْبَعِّ ْنَع ىَّلَصَِّيِبَّنلاِّ َّنَأِّ،ام ِِّهْيَلَعِّاللّ ِّ َلاَقَِّمَّلَس َ و : « ِّ َأِّاللِّّىَلِإِّ ِساَّنلاُِّّبَحَأ َِّحَأ َ وِّ ِساَنّلِلِّْمُهُعَفْن ِِّلاَمْعَلْاُِّّب ِّ مِلْسُمِّىَلَعُِّهُلِخْدُتِّ روُرُسِّاللِّّىَلِإ ِّ َبْرُكُِّهْنَعُِّفِشْكَتِّ ْ وَأ َِّي ِضْقَتِّ ْ وَأًِّة ِّ َلْ َ وًِّاعوُجُِّهْنَعُِّدُرْطَتِّ ْ وَأًِّانْيَدُِّهْنَع ِّْسُملاِّيِخَأَِّعَمَِّيِشْمَأِّ ْن ِّيِفِِّمِل َِّفِكَتْعَأِّ ْنَأِّ ْنِمَِّّيَلِإُِّّبَحَأِّ ةَجاَح َِّ وِّاًرْهَشِِّدِجْسَملاِّاَذَهِّىِف ِّ َّفَكِّ ْنَم َِّظَكِّ ْنَم َ وِّهَتَر ْ وَعُِّاللَِّّرَتَسُِّهَبَضَغ ِّْنَأَِّءاَشِّ ْ وَل َ وُِّهَظْيَغَِّم ِّهَي ِضْمُي لاَِّم ْ وَيِّاًض ِرُِّهَبْلَقُِّاللَِّّألَمُِّهاَضْمَأ ِّ َأَِّعَمِّىَشَمِّ ْنَم َ وِِّةَماَيِق ِِّمِلْسُملاِِّهيِخ ِّ َبْثَأُِّهَلَِّأَّيَهَتَتِّىَّتَحِّ ةَجاَحِّىِف اُِّّل ِزَتَِّم ْ وَيُِّهَمَدَقُِّاللِّّ َت ِّ َّنِإ َ وُِّماَدْقَلْ ِّ ُيِّاَمَكَِّلَمَعلاُِّدِسْفُيَلِِّقُلُخلاَِّءوُس ِّ َلَسَعلاُِّّلخلاُِّدِسْف » ( . جرخأ ِّنباِّه جئاوحلاِّءاضقِّباتكِّيفِّايندلاِّيبأ )

Slide 42

Slide 42 text

ِّ َنْيَبَِّلاَقِّ ي ِرْدُخْلاِّ ديِعَسِّيِبَأِّ ْنَعو ِّ َّنلاَِّعَمِّ رَفَسِّيِفُِّن ْحَنِّاَم ِّىَّلَصِّ يِب َِّعِّ لُجَرَِّءاَجِّْذِإَِّمَّلَس َ وِِّهْيَلَعُِّ َّ اللّ ِّ َلَعَجَفَِّلاَقُِّهَلِّ ةَلِحاَرِّىَل ُِّف ِرْصَي ِّ ُلوُسَرَِّلاَقَفِّ ً لاَمِش َ وِّاًنيِمَيُِّهَرَصَب ِّ ِهْيَلَعُِّ َّ اللِّّىَّلَصِِّ َّ اللّ ِّ َناَكِّ ْنَمَِّمَّلَس َ و ِّ َمِّىَلَعِِّهِبِّْدُعَيْلَفِّ رْهَظُِّلْضَفُِّهَعَم ِّ َلِّ َناَكِّ ْنَم َ وُِّهَلَِّرْهَظِّلِّ ْن ِّ لْضَفُِّه ِّ َلَِّداَزِّلِّ ْنَمِّىَلَعِِّهِبِّْدُعَيْلَفِّ داَزِّ ْنِم ِّ َنْصَأِّ ْنِمَِّرَكَذَفَِّلاَقُِّه ِّاَمِِّلاَمْلاِِّفا ِّ دَحَلِّْ َّقَحِّلُِّهَّنَأِّاَنْيَأَرِّىَّتَحَِّرَكَذ ِّ لْضَفِّيِفِّاَّنِمِّ ( ملسمِّهاور

Slide 43

Slide 43 text

 ىفو ثيدحلا فيرشلا ُلوق ىلص للا ُيلع سو مل : ” ام نمآ يب نم تاب ناعبش هراجو عئاج ىلإ ُبنج وهو ملعي ُب ” ثيدح حيحص ا ِةَجَرَد ْنِم َلَضْفَأِب ْمُكُرِبْخُأ الَأ َّصلا َ و ِةالَّصلا َ و ِماَيِّصل ِةَقَد " , اوُلاَق : ِ َّ للا َلوُسَر اَي ىَلَب , َلاَق " : َص ِنْيَبْلا ِتاَذ ُحال " ج عما يذمرتلا

Slide 44

Slide 44 text

ِّْيَرُهِّيِبَأِّ ْنَعِّامهيحيحصِّيفِّملسموِّيراخبلاِّىور َِّّنَأَِّةَر اللَِّّلوُسَر َِّلاَق ( : يِشْمَيِّ لُجَرِّاَمَنْيَب ِّ ُغَِّدَج َ وِّ،ِّ قي ِرَطِب ِّ َنْص ِّ َكَشَفِّ،ُِّهَرَّخَأَفِّ،ِقي ِرَّطلاِّىَلَعِّ ك ْ وَش َِّر ِّ ُهَلَِّرَفَغَفُِّهَلِّاللّ ِّْيَرُهِّيِبَأِّ ْنَعِّملسمِّدنعِّتاياورلاِّضعبِّيفِّءاجوِّـ ِّ َلاَقَِّةَر : َِّلاَق اللُِّّلوُسَر : ( ِِّنْصُغبِّ لُجَرَِّّرَم ،ِّ قي ِرَطِّ ِرْهَظِّىَلَعِّ ةَرَجَش َِّلاَقَف : ِّاللّو ِِّنَعِّاَذَهِّ َّنَي حَنُلْ ِّ َّنَجلاَِّلِخْدُأَفِّ،ِّْمِهيِذ ْ ؤُيِّلِّ َنيِمِلْسُملا ِّ َة ) . اِّ ْنَعَِّةَرْيَرُهِّيِبَأِّ ْنَعِّهدنعِّىرخأِّةياورِّيفوِّـ اللِّّىلصِّ يبَّنل َِّلاَقِّملسوِّهيلع ( : ِّ َتَيًِّالُجَرُِّتْيَأَرِّْدَقَل يِفِّ،ِِّةَّنَجلاِّيِفُِّبلَق ِّ َناَكِّ،ِّقي ِرَّطلاِّ ِرْهَظِّ ْنِمِّاَهَعَطَقِّ ةَرَجَش َِّساَّنلاِّيِذ ْ ؤُتِّ ْت )

Slide 45

Slide 45 text

MMa Danteena mise Dano kale? • Ma ruux baa nagu qasbayo • Samafalku waa nolol , samafal la,aan waa • nolol la,aan. • Waa maxay Samafal? Samafalku ma …... Cilmi Dhaqan Cibaado Caado

Slide 46

Slide 46 text

No content

Slide 47

Slide 47 text

Xaaladaha Koritaanka Bani,aadamka iyo Saamaynta Samafalaka • Sidee loogu abuuri karaa Bani,aadamka Qayimka Samafalka ?

Slide 48

Slide 48 text

Marxaladaha Koriinka iyo Cida Saamaynta Ku leh 1_ Dhalashada ilaa 10 sano , waxaa saameyn ku leh WAALIDKA oo ku abuuri karo Wanaaga Samafalka iyadoo la adeegsanayo Sheekooyin , shaqana loo dirayo sida NADAAFADA MASJIDKA , DARISKA , MASKIIN IN WAX LA SIIYO AMA CIYAAR ama RIYWAAYAD

Slide 49

Slide 49 text

2_ Xilliga 11-14 Sano. Xiligan waxaa saameyn ku leh Dugsiyada oo u abuuri kara Wanaaga Samafalka . SIDEE ? ? !! Ma aha ardayda AQOON kaliya in la baro , waxay u baahan yihiin in lagu barbaariyo Wanaaga SAMAFALAKA. 3_ Xilliga 15-18 Sanno. Xilligan waxaa Saamayn ku leh Saaxiibada , sidaa darteed waa in loo xulaa saaxiibo wanaagsan.

Slide 50

Slide 50 text

4 _ Xilliga 19-25 sanno Xilligan waxaa saameyn ku leh warbaahinta iyo baraha bulshada oo awood u leh in ay ku abuuraan wanaaga Samafalka. 5_ Xilliga 25 sano iyo ka weyn , waxa saameyn ku yeelana karo ma jirto. Dadka saameyntooda aad u weyn tahay wey dhici kartaa in ay saamyen yeeshaan

Slide 51

Slide 51 text

1_ Tirada Hay,adaha Samafalayaasha ee Maraykanka waxay gaarayaan 15 Malyuun . 1/3 *( 48% ) waxay ku dhisan yihiin Asaas Diini . Hantida Hay,adaha Samafalayaasha Maraynkanka 174 Milyaar , 77% waxa ka timaadaa dadweynaha 1999 Tirada Samafalayaasha Aduunka 2002 Tabarucaada waxa uu gaaray 212 Milyaar , 83% waxaa loo tabarucay ujeedo diini ah 90 Milyan oo Samafale ah ayaa ka shaqeeyo shaqooyin kala duwan (DIINI , GARGAAR IYO BANI,AADANIMO) , 5 Saac Usbuucii ayey si Samafale ugu shaqeeyaan takhasus kala duwan.

Slide 52

Slide 52 text

Tirada Samafalayaasha Aduunka 2_Yahuuda 35000 Hay.adooda Miisaaniyada Mashaariicda Samafalka 11 milyaar sanadkii , 65% waxay ka timaadaa Dawlada مقرِّددعلاِّناقرفلاِّةلجم : 383 خيراتلا : 3/13/2006 3_ 91% Dadweynaha Kanada oo sanadkooda dhaafay 15 sano waxay si firfircoon uga qeyb galaan samafalaka

Slide 53

Slide 53 text

4_ 45% Dadweynaha Jarmalka oo sanadkooda dhaafay 15 sano waxay ku biiraan Hay,adaha kala duwan ee ka shaqeeyo Samafalka. Tirada Samafalayaasha Aduunka 5_ Engariiska 20 milyan oo qaangaar ah aya sanadkasta ka qeyb gala Samafalka, 90 malayan oo saacadood ayey Usbuucii shaqeeyaan taas oo la qiimo ah 40 milyaar gani .

Slide 54

Slide 54 text

Cilmi_ baaris ay samaysay Iskuxirka Hay,adaha Carabta ee Ahliga , waxay ku ogaatay dhalinyarada da,dooda u dhaxeyso 15 ilaa 30 sano ay yihiin kuwa aan muhiimad siin Shaqada Samafalka.

Slide 55

Slide 55 text

Heerarka Samafalka ee Soomaaliya 1- Xilligii Kacaanka – Hanti-wadaag iskaa- wax u qabso ( XOOG) – Tusaale 2- Xilligii Burburka – Samafalayaa Ajaanib ah 3- Xilligii Kabashada – Dhalinyaro samo- falayaal ah ( Inta aan ogohay ilaa 15 urur dhalinyaro )

Slide 56

Slide 56 text

Waa maxay sababta looga cararayo Shaqada Samafalka?

Slide 57

Slide 57 text

Ma jirto Wacyigelinta Aqoonta Samafalka

Slide 58

Slide 58 text

Bulshada Bulshada Qoyska Qoyska Qofka

Slide 59

Slide 59 text

Qeybta 3aad Waxyaabaha ay ku taagan tahay SHAQADA TABARUCA ( Samafalka)

Slide 60

Slide 60 text

1- Qeybaha ay ku taagan tahay SHAQADA TABARUCA 2- Talooyin kor u qaadayo howlkalga ka qeyb qaadashada SHAQADA TABARUCA

Slide 61

Slide 61 text

Qeybaha ay ku taagan tahay SHAQADA TABARUCA  Shaqo waliba aan ku dhisnayn NIYAD WANAAGSAN waxay ku dhamaataa GUUL DARO inta aysan bilaaban.  Shaqada TABARUCA ( SAMA-FALKA ) waxay leedahay waxyaabo ASAAS U AH NIYADA : Waxay cadaysaa UJEEDADA  نع ريمأ نينمؤملا يبأ صفح رمع نب باطخلا يضر للا ُنع ، لاق : تعمس لوسر للا ىلص للا ُيلع ملسو لوقي : ( امنإ لامعألا تاّينلاب ، امنإو لكل ئرمأ ام ىون ، نمف تناك ُترجه ىلإ للا ُلوسرو ، ُترجهف ىلإ للا ُلوسرو ، نمو تناك ُترجه ايندل اهبيصي ، وأ ةأرما اهحكني ، ُترجهف ىلإ ام رجاه ُيلإ ) هاور يراخبلا ملسمو يف امهحيحص

Slide 62

Slide 62 text

Waxyaabaha laga maarmaanka u aha Samafalka : 1- Kalsooni u dhaxayso Samafalayaasha , Taas oo ah  Ujeedada in ay cadahay  In ay gartaan Ururka , ujeedooyinkiisa iyo Nidaamkiisa  Shaqada Samafalka in ay munaasib ku tahay kartida iyo aqoonta Samafalaha 2- Hogaan wanaagsan oo leh awood iyo Faham 3- Iskaashi iyo isdhamaystir ( Khibradaha) 4- Joogtayn

Slide 63

Slide 63 text

Waxyaabaha Hortistaagi kara Shaqada Samafalka 1- Waxayaabo ka imaanayo Qofka  In Ruuxa aaamino in uusan Ra’yi bilaabi Karin.  In xumaan uu ka aamino urarada ka shaqeeyo Samafalka  Caajis iyo Daal  Mas’uuliyad ka carar  Waalidka oo u diida  Daruuf dhaqaale  Faham yari ( Faa’iidada Samafal iyo ka qeyb galkiisa)  Aqoon la’aanta Edebta iyo Anshaxa shaqada Tabaruca

Slide 64

Slide 64 text

 Cabsi iyo Xishood Muhiimada danta gaarka . In uu ka qeyb galo samafalid badan hal mar Wax cusub oo la jeclayn

Slide 65

Slide 65 text

2- Waxyaabo ka imaanayo Hay’adaha Waqtiga Tabaruca. Ujeedada tabaruca aan cadayn Dhiirigallin la’aan Tababar la’aan Doorka tabarucaha oo la cadayn Cilmi baaris la’aan Habka warbaahinta oo taag daran. Mudnaan la’aan Maamul xumo

Slide 66

Slide 66 text

3- Waxyaabo Bulshada ka imaanayo Aqoonta Samafalka oo aad u yar. Maciishada oo aad u hooseeso , qof waliba uu ku mashquul yar Noloshiisa uusna waqti samafal uusan u hayn. Wada shaqayn la’aan ka dhaxeyso Hay’adaha samafalka Dugsiyada iyo Jaamicadaha oo ka maqan waxa dhiirigalinayo shaqada tabaruca. Warbaahinta oo muhiimada siin Wacyigelin Samafalka.

Slide 67

Slide 67 text

Sharuuda iyo Tilmaamaha lagu dooranayo Samafalaha 1- Doorashada Samafalaha Wanaagsan Doorashada wanaagsan waa in aad u martaa ## In aad hesho Ogolaanshaha Samafalaha * Muhiimada * ## ku xulo khibrada , Xirfadahooda iyo Sanadahooda 2- Qaabka aad ku ogaan karto Tilmaamaha Samafalaha ## In aad waraysato ## Ilo lagu kalsaano yahay

Slide 68

Slide 68 text

Sifaadka Ugu Muhiimsan ee Samafalaha 1- Samo –jecli 2- joogteyn 3- Sumcad wanaagsan 4- Firfircooni 5- in uu qaadi karo Mas,uuliyad 6- in uu diyaar u yahay in uu qaato toosinta iyo talooyinka dadka kale

Slide 69

Slide 69 text

Talooyin kor u qaadayo howlkalga ka qeyb qaadashada SHAQADA TABARUCA 1- Tababarka Samafalayaasha In laga tababaro waxyaabaha soo socda> ## Xirfada qorida warbixinta. ## Xirfada qeybinta raashinka iyo qalabyada xilliga Musiibada. ## Xirfada ururinta Tabaruca ## Xirfada Maamulida Hay,adaha Samafalka ## Sida loola dhaqmo Samafalayaasha. ##

Slide 70

Slide 70 text

## Sida shirarka loo maamulo. ## Xirfada Xalinta Mashaakilada iyo Go,aan qaadashada. ## Xirfada Wada-xiriirka ## Maamulida Mashaariicaha kheyriga

Slide 71

Slide 71 text

2- In la Abuuro Xafiis ka shaqeeyo : ## ## Hogaaminta iyo Nidaaminta shaqada Samafalka ## Diyaariyo Barashuur ## Barida shaqada Samafalaka , Ujeedooyinka ## Sameynta qorshaha Tababarida Samafalayaasha. ##Indha-ku haynta Ujeedada Hay,ada\ ## Sameyso Baaritaan ku saabsan Shaqada Samafalka.

Slide 72

Slide 72 text

3- Dhiirigelinta Bixinta Fiiga Xubnaha Samafalayaasha. 4- Abaalmarin aan ahayn Maadi ## Siinta shahaado sharaf ## Sahlida gaadiidka ## Wacyigelin joogto ah 5- In Dugsiyada iyo Jaamicadaha lagu dhiiri geliyo in Ardaydooda ka qeyb qaataan Samafalka.

Slide 73

Slide 73 text

1- Doorka Tacliinta ay ku leedahay Guusha iyo xaqiijinta Ujeedada Shaqada Samafalka. 2- Xaquuqda iyo Waajibka Samafalaha 3- Noocyada Samafalka

Slide 74

Slide 74 text

Saameynta ay Tacaliintu ku leedahay Guusha iyo Xaqiijinta Ujeedada Samafalka 1- in lagu abuuro Jiilka sidii bulasha wax loo tari lahaa iyadoo la adeegsanayo QOYSKA, DUGSIYADA , MASAAJIDADA IYO WARBAAHINTA. 2- In Muqararaadka qaar ka mid ah xooga lagu saaro fahamka Samafalka , muhiimadiisa iyo doorka uu ka qaato horumarinta bulshada. 3- in Ardayda Dugsiyada hoose ay ka qeyb qaataan Barnaamijyo Samafaleed sida ololaha nadaafada iyo in abuuritaanka geedaha. 4- In loo adeegsado Shaqada Samafalka Mashquulinta

Slide 75

Slide 75 text

5- Wacyigelinta Adaabta iyo Akhlaaqda Shaqada Samafalka. 6- Soobandhigta qeybha Smafalka iyo Mudnaantooda. 7- In qoysaska lagu wacyigeliyo Muhiimada Samafalka , caruutana lagu dhiirigeliyo. 8-

Slide 76

Slide 76 text

Xuquuqda Samafalaha 1- In uu dareemo in dadaalkiisu uu qeyb ka yahay Gaarida ujeedooyinka Hay,ada. 2- in la siiyo Tababar si uu waajibka u guto. 3- In uu su,aalo iyo Talooyin uu dhiiban karo. 4- In lagu sharfo shaqada Samafal uu qabtay. 5- In uu Koox la shaqeeyo. 6- Ixtiraam 7- Fulinta Amarada Mas,uuliyiinta. 8- In uu Ilaaliyo waqtiga shaqada. 9- In uu dhowro sirta iyo XOGAHA lagu aaminay.

Slide 77

Slide 77 text

10- In lagu shaqo geliyo rabitaankiisa iyo Xirfadiisa. 11- In uu ku dadaalo xiriirinta Samafalayaasha. 12- In uu ka shaqeeyo deegaan Nabadgelyo iyo Caafimaadka qaba. 13- In loo fududeeyo sidii uu Samaflaka u qaban lahaa. 14- In uu la shaqeyn Hay,ado samafaleed kale. 15- in uu xafido Hantida. 16- In uu shirarka ka qeyb galo.

Slide 78

Slide 78 text

Noocyada Samafalka 1- Samafale Maaliyadeed : Sadaqo, Tabaruc ,iyo Deen. 2- Samafale Shaqo : Qoraal, Xirfad, Qurxin, Waardiye. 3- Samafale Sharafeed : Xiriir , Dhiirigelin iyo Shafaaco. 4- Samafale Xilli: Maalin, Saacad, Usbuuc iyo Xilliyo. 5- Samafale fikradeed : Gudbin fikrad wanaagsan , la talin , cilmi baaris iyo Tiro –

Slide 79

Slide 79 text

Soo jiidashada Samafalaha • In aad Hesho Samafalayaal waxay ku xiran tahay sida aad u soo jiidato . • Soo jiidashada ka hor waa in aad fahamtaa Noocyada Samafalayaasha

Slide 80

Slide 80 text

Noocyada Samafalka 1- Samafale Maaliyadeed : Sadaqo, Tabaruc ,iyo Deen. 2- Samafale Shaqo : Qoraal, Xirfad, Qurxin, Waardiye. 3- Samafale Sharafeed : Xiriir , Dhiirigelin iyo Shafaaco ( Dadka magaca bulshada ku leh) 4- Samafale Xilli: Maalin, Saacad, Usbuuc iyo Xilliyo. 5- Samafale fikradeed : Gudbin fikrad wanaagsan , la talin , cilmi baaris iyo Tiro – koob.

Slide 81

Slide 81 text

• Soo jiidashada waxaa door muhiim ah ka qaato KICINTA ( dhiirigelin) iyo Firfircoon gelinta in uu kula joogo Samafalaha aadna ka faa’iideysato Tamartiisa iyo Waayo- aragnimadiisa uu u leeyahay hogaanka Bulshada

Slide 82

Slide 82 text

Siyaabaha lagu soo jiidan karo ; 1- Ka qeyb galin : in shaqada uu qeyb ka qaato 2- Hufnaan : Ujeedada in ay cadahay 3-Tusmayn : in la cadeeyo Guulaha la gaaray 4- Mideyn : in koox lagu biiriyo 5-La-tashi : In aad siiso Fursad aad ku qaadanaysid Fikradooda. 6- Horgudub ( caqabado) in uusan jirin : Caqabadaha ugu daran oo xamaasada ka qaado waa shaqada joogtada ah ( ROTINE) 7- Mahadcelin : Markii uu dhamaado mashruuc u mahadceli ( xaflado, qoraalo, shahaado)

Slide 83

Slide 83 text

Dhamaad