qeexday Shaqooyinka ka abuurma in ICT loo isticmaalo hawl cusub ama hore u jirtay, taasoo ay ku jirto arrimo xiriir la leh macluumaad (info-based). Digital jobs waa shaqo la xiriirta macluumaad ama aqoon (ma aha oo kaliya adeeg ama badeecad la taaban karo)
75% Shacabka Soomaaliyeed waa dhallinyaro Tirada jaamacadaha oo sii kordhaya 3da kulliyadood ee ardeyda ugu badan ay ka soo baxaan Waxaa aad u kooban takhasusyada ICT ee laga heli karo dalka
of Somalia 906 24.13% 2 Plasma University 664 17.69% 3 Mogadishu University 474 12.63% 4 Horseed University 451 12.01% 5 SIMAD University 331 8.82% 6 Benadir University 255 6.79% 7 Hope University 166 4.42% 8 University of Bosasso 122 3.25% 9 East Africa University 118 3.14% 10 Islamic University 108 2.88% 11 Puntland State University 105 2.80% 12 Kismayo University 34 0.91% 13 Lower Jubba University 20 0.53% 3754 100.00%
la adkeeyo tayada waxbarashada In ardeyda lala taliyo ka hor intaysan billaabin jaamacad In dhallinyarada lagu wargeliyo fursadaha In la dhiirri-geliyo ganacsiyada adeegsada farsamada Siyaasado Tayada La-talin Wacyi-gelin Dhiirri-gelin TALLAABOOYIN MUHIIM AH