2. In la garto Ujeedada Samafalka 3. Waxyaabaha Hortaagan Samafalka 4. Doorka Tacliinta ay ku leedahay ka shaqeysiinta Samafalka. Ujeedada Guud ee Tababarka In Aqoont loo yeesho Wanaaga Samafalka
ruuxa uu qabto isgoo la qasbin. Waa dadaal ruuxa rabitaangiisa uu ku bixinayo bulshada darteed si uu u gaaro himalooyin bainiaadinimo isagoo ka sugeyn in uu ka helo Maal ama wax u khalma. Qeexid kale
iyo Khibrad uu isticmaalo si uu u guto waajibaad bulsho si RABITAAN ah kana sugeyn in uu ku helo maal ama wax u dhigma. Waa wadani wanaagsan aaminsana in uu ka qeyb galo shaqooyinka tabarucaada bulshada loo qabto si loo xaqiijinayo in la gaaro danta guud ,iskuna waajibiya in uu kaga qeyb galo sida ugu wanaagsan. Fahamk kale ???
uu isku waajib yeelayo ruuxa Tabarucaha. Waa shaqo aan lagu heleyn Maal ama wax u dhigma. Ujeedada dambe ee laga leeyahay waa in lagu hagaajiyo nolosha qeybaha bulshada. In ay buuxshaan baahiyada adeeg ee bulshada aan u muuqan hay’adaha ama Dawlada Waa shaqo laga qabanayo dhinacayada kala duwan ee nolosha. Waa muuqaal bulshadeed oo caafimaad qab ah oo xaqiijiyey isku xirnaan iyo walaaltinimo dhexdooda ah , sidii uu ku sifeeyey Nabiga ( NXK) ( Muslimka ,Muslimka kale waa sida jirka oo kale ( ملسملا ملسملل دسجلاك دحاولا ) Waa shaqo aadan shaqaale ahayn , taas oo ah in aadan helayn xaquuq sida mushaar, fasax, hawlgab , iwm)
baahida bulshada. Waxa uu ku tiirsan yahay xirafad iyo khibrad uu leeyahay Tabarucaha oo lagu daro : Ka qeyb qaadasho sidii loo dhamaystiri lahaa baahiyada bulshada. In qabiilka laga fogaado . Xisaabaadka aan la sahlan. Sinaan Horuminta qofka iyo dareen lahaansho. Ka qeyb qaadasho u shaqaynta aadanaha
yeelataa Nafsadaada iyo Bulshada . Waxay door ka ciyaartaa Dhisida iyo Hormarinta Bulshada sida : Dhalinyarada waxay ku abuurtaa dareen ah in ay bulshada ka tirsan yihiin , waxay qaataan mas’uuliyada ka qeyb qaadashada sidii loo dabooli lahaa baahiyhada bulshada si wadajir ah. Waxaa lagu fahmaa Horumarinta Danta guud. Waxaa laga faa’iideystaa Awooda dadka tayada leh iyo kuwa tababaran si ay uga adeegaan bulshada.
si ay uga qeyb qaataan howlaha horumarinta bulshada ( Wadanka) Ku dhiirigalinta dhalinyarada in ay is- xakameeyaan si ay u baxshaan Adeeg bulsho aysan ku heleen Maal ama wax u dhigma. Muujinta macnaha midnimada iyo iskhaashiga iyo hirgelinta Mabda’ jirtaanka hal kaliya ( Jir kalaiya)
Horumarinta ) ةيمنتلا تايولوا ديدحت ( Selecta development priorities B- Hoos udhiga Qiimaha Waxsoosaarka جاتنالا ةفلكت ضيفخت Reduce the cost of production C- Shaqada in la qaban karo دئاوفلا قيقحت Achieving benefits D- Horumarinta Kartida تاردقلا ةيمنت Capacity development
in bulshada la kaalmeeyo , dada badana aya ka faa’iideystaan. - In mashruuca aad u hesho samafalayaal 4- Horumarinta kartida - Shaqada Tabaruca waxay dhistaa kartida iyo xirfada ruuxa ka shaqaynayo waxay siisaa fursad uu ka qeyb galayo Xulida MUDNAANTA iyo Go’aan qaadashada. - Waxa lagu helaa Kalsooni iyo laga faa’iideysto khibradaha dad kale ama urare kale
qawaaniinta shaqada iyo xeerarka ururka. 10- ka qeyb galka kulmada joogta ah 11-in uusan ku lug lahayn ururo kale ama siyaasad aan u adeegeyn shaqada tabaruca.
10 sano , waxaa saameyn ku leh WAALIDKA oo ku abuuri karo Wanaaga Samafalka iyadoo la adeegsanayo Sheekooyin , shaqana loo dirayo sida NADAAFADA MASJIDKA , DARISKA , MASKIIN IN WAX LA SIIYO AMA CIYAAR ama RIYWAAYAD
oo u abuuri kara Wanaaga Samafalka . SIDEE ? ? !! Ma aha ardayda AQOON kaliya in la baro , waxay u baahan yihiin in lagu barbaariyo Wanaaga SAMAFALAKA. 3_ Xilliga 15-18 Sanno. Xilligan waxaa Saamayn ku leh Saaxiibada , sidaa darteed waa in loo xulaa saaxiibo wanaagsan.
warbaahinta iyo baraha bulshada oo awood u leh in ay ku abuuraan wanaaga Samafalka. 5_ Xilliga 25 sano iyo ka weyn , waxa saameyn ku yeelana karo ma jirto. Dadka saameyntooda aad u weyn tahay wey dhici kartaa in ay saamyen yeeshaan
ku biiraan Hay,adaha kala duwan ee ka shaqeeyo Samafalka. Tirada Samafalayaasha Aduunka 5_ Engariiska 20 milyan oo qaangaar ah aya sanadkasta ka qeyb gala Samafalka, 90 malayan oo saacadood ayey Usbuucii shaqeeyaan taas oo la qiimo ah 40 milyaar gani .
1- in lagu abuuro Jiilka sidii bulasha wax loo tari lahaa iyadoo la adeegsanayo QOYSKA, DUGSIYADA , MASAAJIDADA IYO WARBAAHINTA. 2- In Muqararaadka qaar ka mid ah xooga lagu saaro fahamka Samafalka , muhiimadiisa iyo doorka uu ka qaato horumarinta bulshada. 3- in Ardayda Dugsiyada hoose ay ka qeyb qaataan Barnaamijyo Samafaleed sida ololaha nadaafada iyo in abuuritaanka geedaha. 4- In loo adeegsado Shaqada Samafalka Mashquulinta
ka yahay Gaarida ujeedooyinka Hay,ada. 2- in la siiyo Tababar si uu waajibka u guto. 3- In uu su,aalo iyo Talooyin uu dhiiban karo. 4- In lagu sharfo shaqada Samafal uu qabtay. 5- In uu Koox la shaqeeyo. 6- Ixtiraam 7- Fulinta Amarada Mas,uuliyiinta. 8- In uu Ilaaliyo waqtiga shaqada. 9- In uu dhowro sirta iyo XOGAHA lagu aaminay.
uu ku dadaalo xiriirinta Samafalayaasha. 12- In uu ka shaqeeyo deegaan Nabadgelyo iyo Caafimaadka qaba. 13- In loo fududeeyo sidii uu Samaflaka u qaban lahaa. 14- In uu la shaqeyn Hay,ado samafaleed kale. 15- in uu xafido Hantida. 16- In uu shirarka ka qeyb galo.